Dugsi M bilaal


4.7 ( 8997 ratings )
Istruzione
Sviluppatore Bobile LTD
Libero

Waa inuu ardaygu akhrin karaa quraanka kariimka
Waa inuu qori karaa afcarabiga wax kasta oo loo yeeriyo qoraal qalad laaan ah.
Waa inuu xifdiyaa quraanka kariimka
Waa inuu caqiidadiisa iyo cibaadadiisu noqotaa kuwo saxan, fahankiisa diiniga ahna.
Waa inuu asluubtiisa diiniga ah wanaagsanaataa.

Manhajka aan dhigayno waa

Farbarasha Higaadda Quraanka
Xifdinta Quraanka iyo Barashada Tajwiidka
caqiidada iyo iimaanka
Xadiis iyo fiqi
Aadaabta Islaamka
iwm.